Waxaa hadda hawada ka maqan adeega isgaarsiinta hormuud ee degmadda beled-xaawo ee Gobolka Gedo iyo deegaanada hoosyimaada.
Waxaa hakad galay isticmaalka adeegyada muhiimka u ah isu socodka bulshada sida isgaarsiinta GSM-ka ,Internet-ka,EVC-PLUS-ka iyo kuwa kale oo ay dadka noolashoodu kutiirsanayd.
Ilaa hadda ma cada sababta ay hawada uga maqan yahay adeega isgaarsiinta shirkadda hormuud ee degmadda b/xaawo ee Gobolka Gedo.