Wararka inaga soo gaaraya saaka degmadda ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in gabi ahaanba hawada ay ka maqan tahay isgaarsiinta degmadaas.
Aroornimadii hore ee shalay ayay ahayd markii maleeshiyada kooxda alshabaab degmadaas kusoo qaadeen weerar hoobiyeyaal ah,xerada ciidanka dowladda federaalka iyo kuwa daraawiishta jubbaland.