AQRISO:Faahfaahinta iska hor imaad kooban oo ka dhacay degmadda Beledxaawo ee Gobolka GedoFebruary 17, 2025
Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Waxaa hadda magalaadda muqdisho ku geeriyooday gudoomiye kuxigeenkii degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo Cabdifitaax nuur mataan oo shalay subax uu dhaawac kasoo gaaray qarax miino oo lagula eegtay degmadda beled-xaawo.