Gudoomiyaha gobolka gedo cabdulaahi cabdi jaamac shimbir ayaa maanta shaqo ka joojin ku sameeyay gudoomiye kuxigeenka degmadda garbohaaray xasan axmed yuusuf iyo xoghayaha dowladda hoose ee degmadda garbohaaray xuseen maxamed cabdi kuwaas oo qalqal amni iyo mid bulsho ka abuuray degmadaas isla markaana weeraray xafiiska hay,adad ACTED ee ka howlgasho degmada,dhaawacayna sarkaal u shaqeynaayay hay,adaahaas.
Xubnahaan shaqada laga joojiyay ayaa sidoo ku eedaysan boobka canshuurta degmadda iyo qaadista canshuur aan sharci ahayn iyagoo carqaladeeyay garoonka degmadda,diyaaradahana ku qasbay inay bixiyaan canshuur dheeri ah.
Halkaan ka aqriso warqadda shaqo ka joojinta