Waxaa hadda xabsiga dhexe ee xamar laga sii daayay gabdhihii dhawaan ay maxkamada Gobolka banaadir ku xukuntay 6-da bilood waxaana dhamaantood dib loogu soo celiyay xorriyadooda.
Gabdhahaan oo in muddo ah xirnaa ayaa hada waxaa ay la midoobeen qoysaskoodii.