War hadda inaga soo gaaray degmadda ceelwaaq ee gobolka gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw degmadaasi ay ka degtay diyaarad siday ciidan taasi oo ka timid magaalada Muqdisho.
Xogta aan helayno ayaa intaas ku daraysa in ciidamadaan ay yihiin kuwa ilaalo qaran,isla markaana DFS ay gaysay magaaladda ceelwaaq.