Waxaa uu hadda dagaal xogaan uu ka socdaa magaaladda luuq ee gobolka gedo kaas oo u dhaxeeya beelo maalmihii lasoo dhaafay dirirtu u dhaxaysay.
Xaafadaha dagaalku uu ka socda ayaa waxaa degan dad shacab ah oo daruufo noololeed kunool.
Waxaa magaalada laga maqlayaa dhawaqa qoryaha culues iyo kuwa fudud,faahfaahinta dagaalkan kala soco www.warkanews.com