Wararka naga soo gaarayo degmadda garbohaaray ee xarunta gobolka gedo ayaa sheegaya in saaka degmadaas uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeyo gudoomiyihii hore ee degmadda xasan garbohaaray iyo gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay degmadaas iimaan cadoow.
Dagaalka ayaa waxaa ka qayb qaadanayo ciidamada xooga ee kusugan degmadda kuwaas oo ku hayb labada dhinac ee dagaalamaya,faah-faahinta dagaalkan kala soco www,warkanews.com