Wasiirkii hore ee amniga maamulka jubbaland cabdirashiid xasan cabdinuur(janan) ayaa saaka dib u helay xoriyadiisa kadib muddo ka badan isbuuc oo ku xirnaa magaaladda nayroobi ee dalka keenya.
Laamaha amaanka ee nayroobi ayaa horay ugu sheegay ehelada wasiirka in lasoo dayn doono oo uu wasiirka bad qabo balse dacwac laga soo gudbiyay oo ay arintaas kiiskeeda ku gudo jiraan sidii xal looga gaari lahaa.