Ciidamada itoobiya ee kusugan degmadda doolow ee gobolka gedo ayaa caawa bandow kusoo rogay degmadaas.
Waxaa la joojiyay dhamaan isu socodka dadka waxaana la xiray goobaha ganacsiyada mana jiro ciidan nabad sugid iyo boolis ah oo ka qayb qaadanayo bandowga caawa lagu soo rogay degmadda doolow.