Waxaa goordhaw degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo gaaray wasiirka amniga maamulka jubbaland yuusuf xuseen dhuumaal.
Ujeedka safarka socdaalka wasiir dhuumaal ayaa xogaha aan helayno waxaa ay sheegayaan in uu aruurinayo ciidamadda xaquuq la,aanta ah ee kusugan deegaanadda daawo,kuwaas oo ay la wareegayso jubbaland.
Xogta ayaa intaas ku darayso in uu tagi doono degmadda doolow ee gobolka gedo halkaas oo la isugu gayn doono ciidamadda xuquuq la,aanta ah kuwaas oo kamid noqonaya ciidanka daraawiishta ee jubbaland,waxaana hubaynayso dowladda itoobiya.
Wixii warar ah kasoo kordha kala soco warkanews.com