Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home ยป Beeralayda waraabka ee degmadda Baardheere oo wajahaya caqabado xaga noolasha ah
    Wararka Ugu Danbeeyay

    Beeralayda waraabka ee degmadda Baardheere oo wajahaya caqabado xaga noolasha ah

    OmarBy OmarDecember 21, 2023
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Degmadda baardheere ee gobolka gedo kumanaan qoys oo kamid ah beeralayda waraabka ee degmadda iyo deegaanada hoos yimaada ayaa xiligaan waxaa ay wajahayaan daruufo adag oo xaga noolasha ah.

    Qoysaskan ayaa wax soo saarkii ay ku tiirsanayd noolashooda ku baa,ba,day fatahaadii webiga jubba uu sameeyay dabayaaqadii bishii oktoobar ee sanadkan.

    Kulan balaaran oo maanta ay isugu yimaadeen gudiga beeralayda baardheere,gudiga horumarinta iyo gudiga gurmadka fatahaadaha degmada ayaa waxay oga hadleen qasaaraha soo gaaray beeralyda kuwaas oo ilaa hada aanan helin wax gurmad ah waxayna sidoo kale hadleen qaabka ugu haboon ee ay beeralayda dib ugu laaban karaan beerahooda.

    Gudoomiyaha gudiga beeralayda baardheere ibraahim sheekh xuseen oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay qasaaraha sanadkan ku dhacay beeralayda in uu ahaa kii ugu sareeyay ee ebid soo mara.

    Waxaa uu tilmaamay hadii aan la daba qaban beeralayda in xaalada ay kasii dari doonto mana muuqato ayuu yiri soo kabasho degdeg ah hadii aysan beeralaydu helin gurmad calami ah.

    Dhanka kale gudiyada gudiga gurmadka fatahaadaha,horumarinta,beeralayda iyo waxgaradka deegaanka ayaa waxay ka hadleen dhibaatada qabaan beeralyda iyo gurmad la,aanta waxayna ugu baaqeen dowlada federaalka soomaaliya,maamulka jubbaland,hay,adaha samafalka iyo qurbo joogta soomaaliyeed inay lasoo gaaraan gurmad degdeg ah.

    Magaalada baardheere iyo tuulooyinka hoosyimaado waxaa ku yaalo dhul beereed lagu qiyaasay 3000 hektar kaasi oo isugu jiro beeraha waraabka iyo kuwa ku baxa biyaha roobka.

    Ugu danbayntii qasaaraha soo gaaray beeralayda degmadda baardheere ayaa lagu qiyaasay in ka badan 3 milyan oo doolar.

    Degmada Baardheere iyo tuulooyinka hoostaga waxaa ku yaalla dhul beereed lagu qiyaasay 300kun oo hektar oo isugu jira beeraha waraabka iyo kuwa ku baxa biyaha Roobka, Gudiga Iskaashatada Beeraleyda Baardheere ayaa khasaaraha soo gaarey beeraleyda Baardheere ku sheegay in ka badan $ 3 milyan oo doolar.

     

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.