Author: Omar

Waxaa maanta degmadda doolow ee Gobolka Gedo garaay gudoomiyaha maxkamada sare ee maamulka jubbaland sheekh cabdisharkuur shiiq maxamed rashiid oo ay wehlinayaan xeer ilaaliyaha guud ee jubbaland nuuradiin maxamed khaliif iyo xubno ka socday waaxyaha kala duwan ee maxkamadaha heerarkooda kala duwan. Wagtiga waxaa garoonka diyaaradaha ee degmadda doolow kusoo dhaweeyay gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaada degmada aadan bare cali,xubnaha kale ee maamulka,afhayeenka gobolka gedo,taliye kuxigeenka ciidamada daraawiishta jubbaland ee gobolka gedo cali xasan deer,taliyaha nabad sugida degmadda doolow maxamed sugoow aadan,taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Gudoomiyaha maxkamada saree e jubbaland iyo waftigiisa ayaa gobolka…

Read More

Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa maanta kulan la qaatay hay,adaha kala ah Hacof,Women for peace-Belethawa iyo AFeop kuwaas oo mashruuc loogu magac daray daris wanaag ka fulin doono degmadaasi. Mashruuca daris wanaaga ayaa ka shaqeeyo seddex wadan (Kenya,Somalia iyo Ethiopia) waxaana kulanka qayb ka ahaa gudoomiye kuxigeenka degmadda cabdifitaax nuur mataan iyo xubno kamid ah maamulka degmadda.

Read More

The death toll from a militant attact,that struck liido beach in somali’s capital Mogadishu late on Friday,has risen to 32 with more than 63 others wounded, a police spokesman said on Saturday. Police have not given further details as the deadly assault draws a social media backlash against authorities with questions swirling around how armed militants carrying explosives and grenades passed through dozens of security checkpoints before reaching liido beash,an area wich is popular with upscale hotels frequented by government officials. Former somali presidents sharif sheik ahmed and Mohamed abdulahi farmaajo were among a number of politicians who condemned the…

Read More

Xubno wafti ah oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibadda dalka turkiga hakan fidan ayaa ka degay magaaladda addis ababa ee dalka itoobiya. Ujeedka waftigaan ayaa sida xogaha la helayo ay sheegayaan sii socodsiinta wadahadalada dowaldda soomaaliya iyo maamulka abiy axmed oo qilaafkooda uu gaaray meel aad u fog. Waxaa ay wada hadaladaan daba socdaan shirkii turkiga ee fashilmay ee ahaa dhex dhexaadinta oo u dhaxeeyay labadda dal ee soomaaliya iyo Ethiopia. Dalalka soomaaliya iyo itoobiya ayaa horay kulan ugu dhexmaray dalka turkiga kaas oo looga hadlay xadgudubkii itoobiya kusamaysay madax banaanida soomaaliya. Soomaaliya iyo itoobiya ayaa xeriirkooda xumaaday markii itoobiya…

Read More

Gudoomiyaha degmadda b/xaawo ee Gobolka Gedo c/siis xareed c/laahi ayaa galabta ka qayb galay xaflad qalin jabinta dufcadii 14 aad ee machadka barashada farsamada gacanta ee SAMTEC ee degmadda beledxaawo ee gobolka gedo. Munaasabada oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayna ku qalin jabinayeen 573 arday kuwaas oo ka qalin jabinayay qaybaha kala duwan ee lagu barto machadka samtec sida farsamada gacanta,caafimaadka,saxaafada,kumbiitarka iyo culuum kale ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno kamid ah maamulka degmadda,masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ee degmadda,ururada buslahada qaybahooda kala duwan iyo marti Sharaf kale oo lagu casuumay xaflada. ugu dambayn gudoomiyaha degmadda ayaa ku…

Read More

Xogo kala duwan oo soo baxayo ayaa sheegaya in uu xanuunsan yahay mahad karataay oo ah hogaamiye kuxigeenka maleeshiyada kooxda alshabaab. Xogta waxaa ay hoosta ka xariiqaysaa in xanuunka mahad karataay uu yahay mid ka dhashay dhiikar kaas oo uu la jiifo muddo ku dhow asbuuc. Mahad karataay ayaa iminka lagu dabiibayaa degmadda jilib ee gobolka jubadda hoose,halkaas oo uu kula dhacay xanuunka xili uu dhuumasho ku joogay. Xanuunka karataay ayaa imaanaya xili uu qilaaf ka dhex oogan yahay maleeshiyada kooxda alshabaab kaasi oo gaaray heer la wiiqay awoodda maleeshiyada. Dhinaca kale Kooxda AS ayaa hoos u dhigtay xanuunka horjooge…

Read More

Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi oo safar shaqo ugu maqnaa magaaladda Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka maamulka jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha kala duwan ee maamulka degmadda b/xaawo. Kulanka oo ahaa mid isxog waraysi ayaa waxaa goobjoog ahaa xubnaha maamulka degmadda beled-xaawo. Waxaa gudoomiyaha safarkiisa kismaayo ku wehlinayay madaxa maaliyada ee degmadda cabdiqadar yuusuf xuseen dhuumaal waxaana xubnaha kale ee maamulka uga warbixiyay safarkooda ay ku gaareen magaalada kismaayo iyo shirkii miro dhalka ahaa ee ay la yeesheen madaxda ugu sarayso maamulka jubbaland.

Read More

The U.S treasury department announced sanctions Thursday on a man from sierra leone for allegedly smuggling thousands of migrants from asia and Africa into the united states. The ring allegedly run by abdul karim conteh provided false documents and drove migrants to the border and offered advice on how to cross,the treasury said.It also allegedly also moved some migrants through Nicaragua,the central American countru wich has been used as a springboard for migrant smuggling because of its lax visa requirements. The smuggling ring’s customers came from dozen countries,including china,Iran,russia,somalia,afghanistan,Pakistan and Nigeria. Karim conteh was arrested on July 11 in tijuana,Mexico.The…

Read More

Wasiirka arimaha dibada dowladda turkiga hakan fidan ayaa maalinta beri oo sabti ah lagu wadaa in uu booqasho ku tago dalka itoobiya isagoo la kulmi doona wasiirka arimaha dibada ee dalkaas Taye salassie iyo raysalwasaare Abiy axmed. Hakan fidan ayaa madaxda sare ee dowladda turkiga kala hadli doono xeriirka ka dhaxeeya labada dal iyo arimo badan oo quseeyo labadda dowladood,waxaana uu sidoo kale kala hadli doonaa xaaladaha ka taagan geeska afrika. Dowladda turkiga ayaa dhex dhexaadinaysa soomaaliya iyo itoobiya oo xiligaan ka dhaxeeyo qilaaf aad u xooggan iyadoo bisha soo socoto ee September loo balansan yahay wajiga labbaad ee wada…

Read More

Waxaa maanta madarasada imaamu bukhaari ee xifdinta qur,aanka kariimka ee degmadda b/xaawo ee Gobolka Gedo lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay qur,aanka kariimka. Munaasabada oo si wayn loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay culumo awdiin,odoyaal,arday,waalidiin iyo marti Sharaf kale. Ardayda ayaana soo bandhigay qaar kamid ah waxyaabihii ay madarasada ku barteen. Ugu dambayn waalidiinta iyo martida kasoo qayb gashay munaasabada ayaa bogaadiyay habka waxbarashada ee madarasada imaamu bukhaari ee xifdinta qur,aanka kariimka ee qawlkii eebbe.

Read More