Author: Omar

Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo gobolka gedo gaar ahaan deegaanada dhaca xaduudka itoobiya ay la wadaagto gobolkaas ciidamadda itoobiya ee aan kamid ahayn howlgalka midowga afrika ayaa wada dhaqdhaqaaqyo ciidan,iyadoo wararku sheegayaan inay taageerayaan dhinaca jubbaland. Qaar kamid ah masuuliyiinta gobolka gedo ee taabacsan dhinaca jubbaland ayaa la geeyay magaaladda godeey,iyadoo lagu qaaday diyaarada ciidan halkaas oo ay kulamo kula leeyihiin saraakiisha ciidanka itoobiya gaar ahaan qaybaha kusugan gobolka Gedo oo ay ka wada hadlayaan arrimaha amniga. Dowladda federaalka soomaaliya ayaa doonaysa in ay dhamaan la wareegto goobaha ay ciidamadda itoobiya ka joogaan Gedo,Baay iyo Bakool,iyadoo sheegaysa in ATMIS…

Read More

Maxkamadda gobolka banaadir ayaa soo saartay amar ama waaran lagu soo soo xirayo madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam (madoobe) oo dhawaan dib loogu doortay doorasho ka dhacday kismaayo. Warqadda kasoo baxday maxkamadda gobolka banaadir ayaa lagu faray taliyaha ciidanka booliiska soomaaliya Jeneraal asad diyaano in uu soo xiro axmed madoobe lana horkeeno maxkamadda. Arrintaan ataa kusoo aadaysa xili dowladda soomaaliya ciidamo gaysay raaskanbooni lana wareegtay qaybo kamid ah gobolka gedo.

Read More

Agaasimaha guud ee wasaarada howlaha guud,dib u dhiska iyo guryaynta jubbaland cabdishukri carab cumar oo ay wehliyaan injineerada wasaaradda oo maalmihii lasoo dhaafay degmadda baardheere ee Gobolka Gedo u joogay howlo shaqo ayaa kulamo la yeeshay qaar kamid ah hay,adaha UN-ka. Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii mashruuca dib u dhiska buundada degmadda baardheere loo hirgelin lahaa. Wasaarada howlaha guud ee jubbalanad ayaa warbixini iyo talo soo jeedin ka samaysay hanaanka istaraatijiyadeed ee fulinta mashruuca dib u dhiska buundooyinka Gobolka Gedo.

Read More

Banaan bax balaaran oo lagu taageeray madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam ayaa ka dhacay degmadda doolow ee Gobolka Gedo. Banaanbaxani oo ay soo abaabuleen maamulka degmadda doolow ayaa dhanka kale waxaa looga soo horjeeday dowladda federaalka soomaaliya. Bulshadii kala duwanaynd ee ka qayb gashay dibad baxa ayaa socod dheer kusoo marau wadooyinka waawayn ee degmadda doolow waxaana markii danbe ay isugu tageen garoonka kubadda cagta ee kabaaso. Xubno katirsan maamulka degmadda doolow oo bulshadda halkaasi kula hadlay ayaa sheegay inay taageerayaan madaxwaynaha la doortay ee jubbaland axmed maxamed islaam madoobe ayay sheegeen inay soo dhawaynayaan isla markaana ay kasoo…

Read More

At least 22 somalis citizens died when two migrant boats capsized off the coast of Madagascar over the weekend,somalia’s information minister da,ud aweis said. Madagascar’s port,maritime and river authority (APMF) said the boats had set sail from Somalia for the French Indian ocean territory of mayotte on Nov.2, a journey of several hundred kilometres. On Saturday,the port authority reported that local fishermen discovered the first boat drifting on Friday near Nosy Iranja.They rescued 25 people,including 10 men and 15 women but seven accupants died,the authority said. A second carrying 38 people arrived at Madagascar’s porr du Cratere,according to APMF.The maritime…

Read More