Author: Omar

The minister of petroleum and mineral resources and the state minister of defence of the federal government of Somalia,abdirizak Mohamed and omar ali abdi welcomed high level Turkish defence and petroleum delegation at the mogadishu’s adan abdulle airport. The delegation will be part of the officials welcoming turkiye seismic exploration vessel oruc reis,wich has headed to Somalia for an energy research mission. Source: Sonna

Read More

Madaxwaynaha maamulka jubbaland axmed maxamed islaam madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagu ansixiyay ku tala galka miisaaniyada ee sanadka 2025,taas oo dhan $63,387,111.39 oo ay soo gudbisay wasaarada maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha ee maamulkaasi. Waxaa kale oo goluhu uu ansixiyay ka hortaga gudniinka fircooniga ah oo ay soo gudbisay wasaarada haweenka iyo xuquuqul insaanka jubbaland. Dhanka kale kulanka ayaa looga hadlay qodobo ay kamid yihiin arimaha amniga,xaalad guud ee siyaasada dalka,isbadalka cimilada,derder gelinta mashruuca GPE ee wasaarada waxbarashada iyo ciyaaraha degmooyinka jubbaland oo dhawaan la qabanayo.

Read More

Somali announced on wenesday that it will determine the direction of a new peacekeeping mission set to begin operations in the countru next year,indicating that Ethiopian troops will not participate,as their presence has been viewed as having emboldened al-shabaab rather than diminished it. “As we transition from ATMIS to the African union stabilization mission in Somalia (AUSSOM),Somalia will lead the mission’s direction with a clear focus on sovereignty,” Somali ministry of foreign affairs said in a statement. “Ethiopia’s recent unilateral actions,including an illegal agreement with somalia’s northeren region,violate our sovereignty and erode the trust essential for peacekeeping.” In a statement,the…

Read More

Wararka inaga soo gaaraya degmadda Garbohaaray ee xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in goordhaw oo caawa ah halkaasi dil loogu gaystay askari katirsan ciidanka nabadsugida ee degmadaasi ka howlgalo. Allahaa unaxariistee askariga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay gaani,dableeydii dilkiisa ka danbaysay ayaa goobta isaga baxsatay,laamaha amaanka ee degmadaas ayaana baaritano wado.

Read More

Maleeshiyada kooxda alshabaab ayaa markii ugu horaysay shaacisay muuqaalka abwaanada kala ah nageeye cali khalif iyo c/waaxid cali gamaadiid oo kamid ahaa abwaanada reer soomaliland kuwaas oo dhowaan u baxsaday kooxdaas. Gamaadiid iyo nageeye cali qaliif ayaa muuqaalka lagu arkay iyagoo ku labisan dareeska kooxda isla markaana ku hubaysan labbo qoro oo Ak47 ah. Halka ay taaganyihiin labadda abwaan waa duleedka degmadda rabdhuure ee gobolka bakool oo 90km ujirta degmadda xudur oo ah magaala madaxda bakool. Gamaadiid ayaa mudoo dhowr bilood la raadinyay isagoo kunoolaa magaalada hargaysa oo uu ku noolaa waxaana markii dambe soo waxay warar sheegayay inuu u…

Read More

Qaramada midoobeey ayaa walwal kamuujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyay Kenya,kuwaas oo kooxaha xaquuqda aadanaha ay sheegeen in la afduubtau oo si qasab ah loo celiyay iyada oo la jebinayo sharuucda caalamiga ah. Sidoo kale afarta qof ayaa lagu kala magacaanaa Mustafa genc,huseynin yesilsu,ozturk uzun alparslan tacsi ayaa dib loogu celiyay turkiga jimcihii sida ay sheegtay wasaarada arimaha dibadda dalka Kenya. Dhanka kale arintaan waxaa ay daba socotay warar warbaahinta baahisay oo sheegayay in laga afduubtay waddo ku taala caasimadda Kenya ee Nairobi iyaga oo seddex qof oo kale oo markii dambe lasii…

Read More

Wararka inaga soo gaaraya degmadda baardheere ee Gobolka gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in shalay maqribkii haweeneey ay gabar kale ku dishay biskoolad. Gabadha la dilay oo lagu magacaabi jiray raxmo axmed qaasin ayaa ahayd shaqaale guri ka shaqayso,mida wax dishayna waxaa adeer u ahaa ninka guriga iska leh kaasi oo lahaa bistoolada wax lagu dilay oo nooceedu ahaa teete. Haweenayda dilka gaysatay oo lagu magacaabo faadumo caydiid hire ayaa haatan ku xiran saldhiga booliska ee degmadda baardheere,waxaana laamaha amaanka ee degmadaas oo aanu lahadalnay inoo sheegeen in ay baaris ku wadaan. Midka haweenayda la dilay ayaa isbitaalka degmadaas la…

Read More

Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo oo ay wehlinayeen gudoomiye kuxigeenka 1 aad cabdifitaax nuur mataan,gudoomiye kuxigeenka 2 aad ee degmadaas,xubno kamid ah maamulka degmaddaas iyo taliyaha saldhiga booliska degmadda axmed xuseen garboolow ayaa kulan looga hadlayay amniga,horumarka,mashaariicda ka socda deegaanada,wadajirka iyo xasiloonida deegaanada waxaa ay la yeesheen bulshada ku dhaqan deegaanada gaawiido,malkaariyeey iyo xerada barakaca ee al barakaat oo dhamaantood hoosyimaada degmadda b/xaawo ee gobolka gedo. Kulankaan oo saacado badan qaatay ayaa looga hadlay dardargelinta amniga,waxbarashada,caafimaadka  iyo kaalinta ay maamulka ku leeyihiin nabadaynta iyo dib u heshiisiinta bulshada deegaanadaas. Kadib aragti wadaag ku saabsan maamul wanaaga hormarka deegaanka la…

Read More