Close Menu
    TOP NEWS

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    May 15, 2025

    Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey
    • Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region
    • AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay
    • AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya
    • AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga
    • AKHRISO:Ciidankii ugu badnaa oo laa daabulayo Degmadda Baardheere
    • DEG-DEG:Xaaladda magaaladda Garbohaareey oo kacsan kadib markii la weeraray Odoyaashii guurtida ee ka hadlay Warbaahinta
    • DEG-DEG:Odoyaal taageeray maamulka Jubbaland oo lagu xiray magaaladda Garbohaareey
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO:Xaaladda Ururka Xisbullah oo meel xun maraysa
    Wararka Caalamka

    AQRISO:Xaaladda Ururka Xisbullah oo meel xun maraysa

    OmarBy OmarDecember 15, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxa ururka xisbullah ee dalka lubnaan Naciim Qaasim ayaa sheegay in kooxdooda ay lumisay marinkii uu saadka u marin jiray ee dalka suuriya kadib markii la afgambiyay madaxwayne bashaar al asad ku dhawaad toddobaad ka hor oo ay weerar ku qaadeen fallaagada.

    Xiligii asad,xisbullah oo ay iran taageerto ayaa suuriya u adeegsan jirtay inay hub iyo qalab kale oo militari kasoo geliso Iran,iyada oo lasii marinayo ciraaq,suuriya iyo lubnaan.

    Balse 6-dii diseember dagaalayahanada kasoo horjeeda bashar asad ayaa qabsaday xadka ciraaq waxayna jareen wadadaas,labbo maalmood kadib fallaagada islaamiyiinta waxay qabsadeen caasimadda dimishiq.

    “Haa,xisbullah waxay lumisay marinkii saadka militari ee suuriya maraxaladan”Qaasin ayaa ku sheegay qudbad uu tilifishinka ka jeediyay maalintii sabtidii isagoo sheegay inay raadin karaan siyaabo kale” ayuu raaciyay.

    Xisbullah ayaa faragelin ku samaysay dalka suuriya sanadkii 2013-kii si ay u caawiyaan bashar asad dagaalka uu kula jiro fallaagada doonaysay inay xukunka ka tuuraan xiligaas.

    Toddobaadkii hore markii ay fallaagadu kusoo dhawaadeen dimishiq,xisbullah waxay soo dirtau saraakiil kormeerayaal ah si ay u kormeeraan ka bixitaanka dagaalyahanadeeda halkaas.

    Qaasim waxaa uu sheegay in Xisbullah “aysan gi,aan ka qaadan karin ciidamadaan cusub ee suuriya la wareegay ilaa ay xasiliyaan dalka” laakiin waxa uu sheegay in uu rajaynayo in dadka iyo dowladaha lubnaan iyo suuriya ay si wadayaan iskaashiga.

    Waxaa kale oo aanu rajaynaynaa ayuu yiri in maamulka cusub ee talada suuriya la wareegay ay u aqoonsan doonaan israa,iil cadow taas oo keeni karto in aan isu soo dhawaano.

    Xisbullah iyo israa,iil ayaa rasaas isku waydaarsanayay xadka koonfureed ee lubnaan muddo ku dhow hal sano kadib weerarkii Qasa,ka hor inta aysan israa,iil qaadin weerar culus bishii sebteember halkaas oo ay ku dishay inta badan hogaanka sare ee xisbullaah.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga

    May 13, 2025

    AKHRISO:Israa,iil oo duqayn ka gaysatay Gaza

    April 13, 2025

    AQRISO:Dabkii ka kacay Los Angeles oo ku faafay xaafado katirsan magaaladaasi

    January 11, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    By OmarMay 15, 2025

    Deegaanka Garileey ee gobolka gedo ayaa xiligaan lagu soo waramayaa in uu ka dilaacay cudurka…

    Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.