War kasoo baxay golaha waakiiladda Somaliland ayaa lagu sheegay in faragelin ay tahay safarka RW xamsa ee maanta uu ku tagay magaalada laascaanood,iyagoo xukuumadda madaxwayne cirro ugu baaqay in la joojiyo wadahadalada Somaliland iyo soomaaliya.
Halkaan ka akhriso warsaxaafadeedka golaha wakiiladda Somaliland