Waxaa heer gabogabo ah maraya xabsi casri ah oo ay yeelanayso degmadda kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka jubbaland.
Waxaa dhismahaan hirgelisay wasaarada cadaalada iyo arrimaha dastuurka ee jubbaland ayadoo ka duulaysa baahida loo qabo in jubbaland ay hesho xabsi la jaanqaadaya kuwa caalamka.