Close Menu
    TOP NEWS

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    May 15, 2025

    Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey
    • Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region
    • AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay
    • AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya
    • AQRISO:Trump oo gaaray dalka sacuudiga
    • AKHRISO:Ciidankii ugu badnaa oo laa daabulayo Degmadda Baardheere
    • DEG-DEG:Xaaladda magaaladda Garbohaareey oo kacsan kadib markii la weeraray Odoyaashii guurtida ee ka hadlay Warbaahinta
    • DEG-DEG:Odoyaal taageeray maamulka Jubbaland oo lagu xiray magaaladda Garbohaareey
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home » AQRISO+SAWIRO:Wasiirka amniga DFS iyo waftiga lasocday oo kulamo la qaatay bulshadda degmadda Garbohaareey
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO+SAWIRO:Wasiirka amniga DFS iyo waftiga lasocday oo kulamo la qaatay bulshadda degmadda Garbohaareey

    OmarBy OmarDecember 22, 2024
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waftiga wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda federaalka soomaaliya cabdulaahi sheikh ismaaciil fartaag ayaa maanta kulamo la qaatay odoyaasha dhaqanka,dhalinyarada iyo ururada haweenka degmadda garbohaareey ee Gobolka Gedo.

    Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii bulshada rayidka ah ay uga qayb qaadan lahayd hirgelinta iyo taageerida doorashada qof iyo codka ah oo dowladda soomaaliya ay dalka ka qabanayso.

    Intii kulanka uu socday odoyaasha dhaqanka iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa soo bandhigay talooyin iyo aragtiyo ku saabsan doorkooda ku aadan xaqiijinta doorasho cadaalad ah oo lagu wada qanacsanyahay,bulshada ayaana cadaysay muhiimada ay leedahay wacyigelinta dadwaynaha iyo iskaashiga si loo helo nidaam dimuqraadi ah oo si hufan u shaqeynaya.

    Wasiir fartaag oo kulanka ka hadlay ayaa ku dhiirageliyay bulshada in ay door firfircoon ka qaataan geedi socodka dimuqraadiyada isagoo xusay in doorashada qof iyo codka ah ay tahay dariiq muhiim ah oo lagu gaarayo cadaalad iyo horumar siyaasadeed oo waara.

    Ugu dambayn wasiir fartaag ayaa sidoo kale sheegay in dowladda ay ku dedaalayso in ay abuurto jawi ku habboon doorashooyinka si loo xaqiijiyo in codka shacabka uu si buuxda uga dhex muuqdo hogaanka dalka.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO+SAWIRO:Xaalad bani’aadanimo oo taagan Deegaanka Garileey

    By OmarMay 15, 2025

    Deegaanka Garileey ee gobolka gedo ayaa xiligaan lagu soo waramayaa in uu ka dilaacay cudurka…

    Alshabab combat vehicles destroyed in airstrikes in Awsweyne settlement in Galgaduud region

    May 15, 2025

    AKHRISO+SAWIRO:Taliska booliska kismaayo oo gacanta ku dhigay muqalas gabdho tahriibinayay

    May 15, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Odoyaal ku shiray degmadda doolow oo eedayn Xooggan u jeediyay dowladda soomaaliya

    May 14, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2025 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.