Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha dastuurka maamulka jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar kamid ah ciidamadda asluubta ee maamulkaas.
Tababarkan oo inta uu socdo lagu baran doonaa kala soocida,kala saarista iyo qiimaynta qataraha maxaabiista ayaa waxaa kasoo qayb galay agaasimaha waaxda xabsiyada wasaaradda cadaaladda jubbaland sharmaarke Abshir maxamed,taliyaha ciidanka asluubta jubbaland maxamed caaqib xirsi iyo qaar kamid aj ciidanka asluubta jubbaland.