Hay,adda sirdoonka iyo nabadsugidda qaranka ee NISA ayaa shaacisay sawirka nin ay si wayn ugu raadjoogto oo katirsan maleeshiyadka kooxda alshababaab kaas oo lagu magacaabo Yuusuf maxamed xuseen.
Halkaan hoose ka aqriso warsaxaafadeed kasoo baxay NISA