Madaxwayne kuxigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan iyo wafti uu hogaaminayo kuwaas goordhaw gaaray degmadda doolow ee gobolka gedo ayaa kulan la qaatay wasiirka amniga jubbaland jeneraal yuusuf xuseen cismaan dhuumaal,gudoomiyaha degmadda doolow maxamed xuseen cabdi lafeey iyo masuuliyiin kale.
Madaxwayne kuxigeenka ayaa inta uu ku suganyahay gobolka kulamo la qaadan doona qaybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiinta Gobolka Gedo.