Ciidamo maxaabiis ah oo katirsan dowladda federaalka soomaaliya kuwaas oo isugu jiro militari,nabad sugid iyo boolis oo ay ciidamada itoobiya ku qabteen dagaalkii ka dhacay degmadda doolow ee Gobolka Gedo ayaya saraakiisha ciidanka itoobiya waxaa ay ku wareejiyeen Kaaba qabiiladooda.