Close Menu
    TOP NEWS

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    Facebook X (Twitter) Instagram
    LATEST NEWS:
    • AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida
    • AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas
    • DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta
    • AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah
    • AKHRISO:Ciidamo la wareegay deegaan istiraatiiji ah oo katirsan Gobolka Gedo
    • AQRISO+SAWIRO:Mas halis ah oo gabdho ku cunay Deegaan katirsan Gobolka galgaduud
    • DEG-DEG:Wasaarada amniga jubbaland oo magacaabis samaysay
    • AKHRISO+SAWIRO:Imtixaanka Shahaadiga dugsiga dhexe oo laga daahfuray degmadda Doolow
    Facebook X (Twitter) Instagram
    WarkaNews.com
    • Home
    • Wararka Ugu Danbeeyay
    • News in English
    • Caalamka
    • About us
    • Contact us
    WarkaNews.com
    Home ยป AQRISO+SAWIRO:Maamulka degmadda baardheere oo kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka degmadaas
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AQRISO+SAWIRO:Maamulka degmadda baardheere oo kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka degmadaas

    OmarBy OmarJanuary 9, 2025
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn WhatsApp Reddit Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Masuuliyiinta maamulka degmadda baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxay kormeer shaqo ay ku tageen isbitaalka degmadda baardheere oo adeegyo caafimaad ay usoo doontaan maalin iyo habeen boqolaal bukaano ah oo ka kala imaanaya degmadda baardheere iyo deegaano kale oo katirsan goboladda jubbada dhexe iyo baay.

    Xubnaha maamulka degmadda ayaa waxaa isbitaalka kusoo dhaweeyay isla markaana ay warbixin kaga dhagaysteen agaasimaha caafimaadka degmaddaas Dr maxamed aaden dhaqane,maamulaha isbitaalka Dr axmed maxamed iyo cabdiraxmaan aadan Ethiopia oo kamid ah masuuliyiinta HDC,waxayna sheegeen in isbitaalka uu u baahanyahay in laga saacido adeegyada caafimaad ee aas aasiga u ah bulshada.

    Ismaaciil cabdi qorax oo ah gudoomiyaha degmadda baardheere,faarax cabdi nuur turbac oo ah gudoomiye kuxigeenka maamulka degmadda baardheere,caagane ilyaas oo ah madaxa arimaha bulshada degmadda,nuur shigshigow oo ah madaxa maaliyada degmadda iyo ibraahim cabdikariim kunna oo ah xoghayaha guddiga dib u dejinta iyo barakacyaasha degmadda baardheere.

    Masuuliyiintan oo ka hadlay kormeerka shaqo ee ay ku yimaadeenisbitaalka ayaa waxay sheegeen in ay wax ka qaban doonaan baahiyaha aas aasiga ee ka jira isbitaalka,waxayna sidoo kale la kulmeen howl wadeenada HDC iyo HIRDA oo ay ku amaaneen adeegyada caafimaad ee ay u hayaan bulshada deegaanka.

    Gebagebadii kormeerka masuuliyiinta maamulka degmadda ayaa waxay soo saareen codsi baaq ah oo ay u jeediyeen dowladda federaalka soomaaliya iyo hay,adaha samafalka caalamiga in ay gacan ku gaysteen baahiyaha ka jira isbitaalka xagga qalabka iyo dowladda.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Telegram Email

    Related Posts

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    June 5, 2025

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    Leave A Reply Cancel Reply

    Top Posts

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024

    AQRISO:- Wararkii ugu danbeeyay xariga Wasiir janan

    January 16, 2024
    Don't Miss
    Wararka Ugu Danbeeyay

    AKHRISO:Maamulka iyo wariyaasha warkanews.com oo dhamaan bulshadda soomaaliyeed u diraya hambalyo ku aadan ciida

    By OmarJune 5, 2025

    Maamulka iyo dhamaan wariyaasha warkanews.com ayaa waxaa ay ugu hambalyaynayaan umadda islaamka gaar ahaan bulshadda…

    AQRISO+SAWIRO:Gudoomiyaha degmadda B/xaawo oo shir gudoomiyay shirka amniga ee degmadaas

    June 5, 2025

    DEG-DEG:Wasaaradda shaqadda Jubbaland oo fasaxday shaqaalihii wasaaradaas+sababta

    June 4, 2025

    AKHRISO:Dowladda soomaaliya oo loogu deeqay diyaarado Dagaal oo casri ah

    June 4, 2025
    About Us
    About Us

    WarkaNews.com, is an independent Website based in Somalia Capital Mogadishu. The media broadcasts news in its daily, those including; entertainment, sports, and politics.

    WarkaNews.com is not affiliated with any particular group in the country whether it is political party, religious or racism group.

    Email Us: Warkanews23@gmail.com

    Most Popular

    AKHRISO:-Faahfaahin wiil dhalinyaro oo lagu dhaawacay degmadda Beledxaawo

    September 26, 2024

    DEG-DEG:-Ciidamada amaanka ee degmadda B/xaawo oo gacanta kusoo dhigay shaqsi ku eedaysan in uu dilay walaashiis

    June 22, 2024

    AKHRISO+SAWIRO:-Madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland oo ku guulaystay wajiga labaad kulan la isugu yeeray odoyaasha beelaha kudiriray degmadda Luuq

    July 23, 2024
    Stay In Touch
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    © 2026 WarkaNews.com | All Rights Reserved.
    • Privacy Policy
    • Disclaimer
    • About us
    • Contact us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.