Maamulka jubbaland ayaa waxaa ay iska difaaceen eedayn uga timid dowladda federaalka soomaaliya taasoo ahayd in ciidamadda jubbaland iyo gaadiidkooda dagaalka ay soo dhexmareen deegaanadda ay fadhido maleeshiyada alshabaab isla markaana ay xeriir uu ka dhaxeeyo ayaa waxaa ay soo bandhigeen sawiradda gaadiid dagaal iyo ciidamo lagu daabulayo doomo waawayn.
Halkaan hoose ka daawo sawiradda