Gudoomiyaha gobolka Gedo cabdulaahi cabdi jaamac shimbir ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha kala duwan ee maamulka degmadda garbohaaray.
Waxa ay kawada hadleen arimo badan oo ay kamid yihiin guud ahaan xaalada dalka uu marayo iyo tan siyaasadeed ee ka aloosan jubbaland.
Kulankan ayaa hordhac u ah kulama badan oo ka dhici doona degmadda garbohaaaray waxaana uu kusoo dhamaaday isfaham.