Gudoomiyaha degmadda doolow ee Gobolka Gedo maxamed xuseen cabdi lafeey ayaa la kulmay saraakiil la socotay hay,adda FAO.
Waxaa ay ka wada hadleen mashaariicda horumarineed beeraha ee socda,taageerida iyo kordhinta beeraha deegaanka iyo mashruuca qardada geedka cali garoobka.
Gudoomiyaha ayaa bogaadiyay shaqada ay hay,adda FAO ka qabatay degmadaas,waxaana uu amray in ay sii balaariyaan howlaha waxqabad ee degmadda iyo deegaanada hoosyimaada.