Gollaha wakiilada jubbaland aayaa maanta yeeshay kal fadhigoodii 1 aad fadhigiisii shanaad oo ay soo xaadireen 61 mudane ayaa loo qaybiyay buugga xeer hoosaadka gollaha wakiilada ah ee jubbaland,waxaana soo diyaariyay buugga xubnaha guddiga anshaxa iyo xeer hoosaadka ee gollaha wakiiladda jubbaland.
Gudoomiyaha golaha wakiilada jubbaland mudane cabdi maxamed cabdiraxmaan ayaa furay fadhiga gollaha wakiilada.