Agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka maamulka jubbaland ayaanle xuseen maxamed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray degmadda doolow ee Gobolka Gedo.
Agaasimaha ayaa mudada uu joogo degmadda doolow waxaa uu kulamo gaar ah la yeelan doonaa maamulka degmadaas,bulshada doolow iyo hay,adaha gargaarka ee ka howlgala gobolka gedo.
Waxaa garoonka diyaarahada waftiga kusoo dhaweeyay madaxa arimaha bulshada doolow cabdifitaax ismaaciil xuseen iyo madaxa mashaariicda iyo xeriirka hay,adaha ee degmadaas cabdiqani xasan uumiye.