Waxaa maanta degmadda luuq ee gobolka gedo lagu qabtay xaflad lagu daah-furay xarun caafimaad waxaana kasoo qayb galay maamulka dergmadda luuq,odoyaasha dhaqanka,dhalinyarada,aqoonyahanka iyo bahda caafimaadka degmadda.
Xaruntaan ayaa lagu magacaabaa daryeel central hospital waxaana ay bulshada ku dhaqan degmadda luuq ka haqab tiri doontaa guud ahaan adeegyada caafimaad ee loo aadi jiray degmooyinka kale ee Gobolka.