Wasiirka wasaarada qorshaynta,maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee maamulka jubbaland cabdiraxmaan cabdi axmed ayaa maanta xafiiskiisa wasaaradda ku qaabilay wafti ka socday hay,adda GIZ oo ay hogaaminaysay madaxa mashruuca adkaysiga cimilada iyo sugnaanta cunada.