Wasiirka wasaarada boostada,isgaarsiinta iyi tiknoolijiyada maamulka jubbaland mascuud cabdulaahi axmed ayaa soo dhaweeyay wada hadaladii miro dhalka ahaa ee uu madaxwayne kuxigeenka 1 aad ee maamulka jubbaland maxamuum sayid aadan iyo waftigiisa ka sameeyeen degmadda luuq ee gobolka gedo,kaas oo lagu heshiisiiyay beelo uu dagaal ku dhexmaray degmadaasi.

