Wasiirka amniga maamulka jubbaland jeneraal yuusuf xuseen cismaan dhuumaal ayaa maanta degmadda kismaayo ee xarunta KMG maamulka jubbaland ugu sameeyay qado sharafay gudoomiyeyaasha degmooyinka buurdhuubo iyo beledxaawo,xubno kamid ah maamulka labadaas degmo iyo xisaabiyaha guud ee maamulka jubbaland.
Kulanka qado sharafta kadib ayaa wasiirka iyo masuuliyiinta waxaa ay kawada hadleen hormarada kala duwan ee ka socda labadda degmo iyo guud ahaan Gobolka Gedo.