Wasiirka amniga jubbaland jeneraal yuusuf xuseen cismaan dhuumaal ayaa kulan la qaatay maamulka degmadda doolow ee Gobolka gedo,saraakiisha amniga,odoyaasha dhaqanka iyo culimada degmadaas.
Ujeedka shirka ayaa ahaa daadejinta amniga doolow iyo nawaaxigeeda iyo sidii loo bilaabi lahaa isla xisaabtan dhab ah oo la xeriira amiga gudaha iyo nawaxaaigeeda.
Waxaa goob joog ahaa oo warbixino laga dhagaystay odoyaasha deegaanka,maamulka degmadda doolow iyo taliyeyaasha booliska iyo nabad sugida ee degmadaas.