Ciidamada amaanka ee degmadda doolow baay ee gobolka afdheer ee dalka itoobiya ayaa waxay qabteen shidaal soddon fuusto ah oo ka gudbayay xadka u dhaxeeya doolow baay iyo degmada doolow ee Gobolka Gedo.
Itoobiya waxaa maalinba maalinta ka danbaysa sare usii kacaya qiimaha shidaalka sicir barar daran ayaana kajira suuqyada dalkaas.