Ciidanka hay,adda sirdoonka iyo nabad sugida qaranka ee NISA ayaa fashiliyay boorso lagu soo dhex qariyay waxyaabaha qarxa oo maleeshiyada kooxda al shabaab doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka degmada cabdicasiis ee gobolka banaadir.
Ciidanka NISA ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay ninkii waday boorsada ay kujireen waxyaabaha qarxa.