Isaaq suule maxamed oo bilo ka hor dil ka gaystay degmadda luuq ee Gobolka gedo ayaa waxaa fasaxday maxkamada degmadaas.
Ninkaan ayaa dilay aadan cali cabdi oo ay kawada shaqaynaayeen beer,qoyska marxuumka dhintay ayaana sheegay in ay cafiyeen isaaq suule maxamed oo ku xirnaa xabsiga degmadda luuq.
Waxaa goob joog ahaa maamulka degmadda luuq iyo taliyeyaasha ciidamada Nisa iyo booliska ee degmadaas.