Waxaa markii ugu horaysay maanta degmadda doolow ee gobolka gedo laga daahfuray mashruuca nabadaynta soomaaliya kaasi oo ay iska kaashanayaan wasaaradaha amniga iyo cadaaladda maamuulka jubbaland iyo hay,adda Equal Access international iyo Active in Development Aid .
Kulanka waxaa ka qayb galay wasiirka amniga jubbaland,wasiirka cadaaladda jubbaland,gudoomiyaha degmadda doolow,xildhubaano,maamlulka degmadda doolow,taliyeyaasha amniga doolow iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmadda doolow.