Madaxa amniga iyo siyaasada,ahna kusimaha gudoomiyaha degmada b/xaawo ee gobolka gedo cabdifitaax nuur mataan iyo taliyaha hay,ada nabadsugida qaranka ee degmadda c/fitaax c/laahi cumar ayaa maanta waxaa ay kormeer guud ku sameeyeen wado laami ah oo laga dhisayo degmadaas.
Gudoomiyaha ayaa injineerada faray in ay derdergeliyaan shaqada dhismaha wadada maadama bulshada degmada aad ugu baahanyihiin waxaana uu kula dardaarmay bulshada beledxaawo inay kala shaqeeyaan hawl-wadeenada wadada sida ugu fudu ee ula shaqayn karaan.