Ciidanka daraawiishta jubbaland iyio kuwa xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano hoostaga degmadda doolow ee gobolka gedo.
Deegaanada fardo jiirow,karoow wayne,sariiro,kamoor buulo,qurdeey iyo siinaay oo dhamaantood ku teedsan degmadda doolow ee gobolka gedo ayay ciidamadu ka sameeyeen howlgal amni xaqiijin ah.
Howlgalkaan waxaa hogaaminayay taliye maxamed xasan buule sanka waxaana sidoo kale qayb ka ahaa ciidanka koofiya casta xafiiska gudoomiyaha degmadda doolow.