Hay,adda maaraynta iyo musiibooyinka soomaaliyeed ee SODMA ayaa caratuur iyo xiritaan ka samaysay goobaha aadka halista u ah ee ay ku fatihi karaan wabiyada jubba iyo daawo ee mara degmadda doolow ee gobolka gedo.
Hay,ada ayaa kumanaan jawaan iyo qalabyo muhiim u ah ka hortaga fatahaada u qaybisay dadka degan hareeraha webiyada.
SODMA waxaa shaqadaan qabashadeeda ku wehlinayay madaxa arimaha bulshada degmadda doolow c/fitaax ismaaciil xuseen iyo wasaarada gargaarka maamulka jubbaland.