Hay,adaha sado iyo nca ayaa maanta degmadda doolow ee gobolka gedo kusoo gabagabeeyay tababar socday muddo 2 maalin ah kaas oo ay kasoo qayb galeen odoyaasha guurtida,culimo awdiinka,dhalinyarada iyo haweenka degmadaas.
Waxaa tababarkaan uu kusaabsanaa kor u qaadida aqoonta odoyaasha ee ku aadan xalinta qilaafaadka iyo maamul wanaaga.