Ururka haweenka ee degmadda doolow ee gobolka gedo oo kaashanaya hay,adaha kala SADO iyo ACTED ayaa maanta degmadaasi kusoo gabogabeeyay tababar kusaabsanaa habka looga qayb qaato nabadaynta iyo xalinta qilaafaadka ka dhex dhaca bulshadda dhexdeeda.
Tababarka ayaa loo qabtay gudiyo ka shaqeeya xalinta khilaafaadka,xubno kamid ah ururka haweenka degmaadas iyo khaar kamid ah ururada kale ee bulshada.