Kusimaha ahna gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee maamulka degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo cabdifitaax nuur mataan ayaa kulan la yeeshay injineerada dhisayo wadada laamiga ah ee degmadda,gudiga xlinta qilaafaadka iyo shirkadaha kala duwan ee kala ah korantada,biyaha iyo hormuud ee ka shaqeeya degmadaas.
Kulanka ayaa looga hadlay halka uu marayo dhismaha wadada iyo waxyaabaha caqabada ku noqon karo wadada oo gabagabo ku dhow iyo in shaqada wadada la derdergeliyo.