Gudoomiyaha degmadda doolow ee Gobolka Gedo maxamed xuseen cabdi(lafeey) iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa maanta la kulmay saraakiil ka socotay hay,adda NRC.
Waxaa kulanka lagaga hadlay sidii hay,ada nrc ay u der-der gaelin lahayd gurmadka ay u baahan yihiin dadka ay saameeyeen fatahaada webiyada.
Gudoomiye lafeey ayaa hay,adda ka dhagaystay howlaha waxqabad ee degmadda iyo xeryaha barakacyaasha oo ay ku jiraan qoysas kasoo barakacay abaaraha daba dheeraaday ee dalka ka jira iyo colaada.