Gudoomiyaha degmadda beledxaawo ee Gobolka Gedo cabdicasiis xareed cabdulaahi,xubno kamid ah maamulkiisa iyo injineerada dhisaayo wadada laamiga ah ee laga dhisaayo degmadaas ayaa maanta kormeer ku sameeyay aargada degmadda b/xaawo oo dhawaan lagu samayn doono isbadal iyadoona laga badalayo halka ay ku taalo.
Aargada ayaa laga dhisayaa bartamaha afarta wado ee soo gasho magaalada loona dhisi doonaa hab casri ah.