Gudoomiyaha degmadda b/xaawo ee gobolka gedo c/siis xareed c/laahi oo ay wehlinayaan gudoomiye kuxigeenka koowaad ahna madaxa amniga iyo siyaasada iyo gudoomiye ku xigeenka labbaad ee degmadda ayaa waxay kulan la qaateen qaar kamid ah odoyaasha guurtida ee degmadda beledxaawo .
Gudoomiye cabdicasiis ayaa waxgaradka degmadda uga warbixiyay safarkiisa shaqo ee uu ku tagay magaalada kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka jubbaland.
Dhanka kale odoyaasha dhaqanka ayaa soo dhaweeyay warbixinta uu gudoomiyaha ka siiyay safarkiisa kismaayo waxayna wax garadka uga mahad celiyeen gudoomiyaha shaqada wanaagsan ee isaga iyo maamulkiisaba ay u hayaan bulashadda b/xaawo waxayna kula da-rdaarmeen in halkaasi ay kasii wadaam amniga iyo xasiloonida degmadda.