AQRISO:Faahfaahinta iska hor imaad kooban oo ka dhacay degmadda Beledxaawo ee Gobolka GedoFebruary 17, 2025
Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Diyaarad siday dad shacab ah ayaa ka degtay garoonka degmadda garbohaaray ee xarunta gobolka gedo kaasi oo mudo aysan isticmaalin diyaaradaha rakaabka qaado,garoonka ayaa dib loo balaariyay waxaana dhawaan lagu sameeyay dib u habayn.