Waxaa maanta degmadda baardheere ee Gobolka gedo la gaarsiiyay seddex doomood,waxaana degmadaasi geeyay hay,adaha kala ah Al-raxma iyo Rayid.
Doomihii horay loo geeyay degmadda iyo kuwaan hada la geeyay ayaa guud ahaan tiradooda noqonaysaa shan iyo toban waxayna wax wayn ka tareen noolasha dadka degan labadda dhinac ee magaaladda.