Wasiirkii hore amniga maamulka jubbaland cabdirashiid xasan cabdinuur(janan) ayaa kusugan magaaladda muqdisho waxaana wararka aan helayno sheegayaan in uu kaga sii gudbi doono garoowe oo madaxtooyada Puntland u fidisay martiqaad uu halkaas ku tagayo.
Janan ayay keenya ku xirtay nayroobi mudo toban beri ah,inkastoo markii danbe dib xoriyadiisa uu u helay.
Garoowe ayaa baadi-goobayso xulufaysi siyaasadeed kismaayo ku weerarto maadama uu burburay iskaashigii kismaayo iyo garoowe.